Qaamuuska Asalka
dhunkasho
MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. eeg dhunko. 2. Shummis. ld dhunkad.
Erayo la-mid ah
dhunWax baadiyoobay ama hallaabay noqosho.dhunjiCunaha marin iyadoo caloosha loo riixayo (cunno, cabitaan iw…dhunjinld dhunjis, dhunxin, dhunxis.dhunkaal1. Geed-nugeyl gaaban, cad, oo caleemo balballaaran oo xoolu…dhunkoBushimaha cid kale ku taabasho kalgacayl ama xurmo awgeed.dhunkuluuluxCunto aad loo kariyey muudmuudid.dhunkuluuluxDh. ah: cunto aad loo kariyey oo muudmuudday.dhunkuluuluxiCunto dhunkuluulux ka dhigid.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
