Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dhowow

(-waaday, -waatay)
Falmg3

Macnaha

1. Cid si martinnimo iyo xurmo leh meel u fariisasho. 2. Soo dh.: cid meeshii ay joogtay meel ka sokeysa imaansho. ld dhawow.

Erayo la-mid ah

dhowWax aan fogayn ahaansho.dhowaad1. Ku dh.: qiyaac aad ugu dhow, wax laga hadlayo. Tus. “Cali…dhowaan1. ld dhawaansho, dhowaad, dhowaan, dhowaansho. eeg dhow. 2.…dhowaandhaladFikrad, qalab iwm hore u jiri jirin oo waqti dhow soo baxay.…dhowaansho/dh eeg dhowow. ld dhowaan.dhowaansooggalQof meel uu ku cusub yahay jooga. ld dhawaansooggal.dhowee/mg2 (-weeyay, -weysay) 1. (f.g)Wax, wax kale ag geyn. 2. (f…dhoweynld dhaweyn.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms