Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dhowee

FalGoobjoog

Macnaha

/mg2 (-weeyay, -weysay) 1. (f.g)Wax, wax kale ag geyn. 2. (f.g) Cid sagootiyid. 3. (f.g) Cid martigelin. 4. (f.g)Weel wax lagu shubay muggiisa in yar ka dhinmid. 5. (f.mg) Soo dh.: cid qaabilid. ld dhawee.

Erayo la-mid ah

dhowWax aan fogayn ahaansho.dhowaad1. Ku dh.: qiyaac aad ugu dhow, wax laga hadlayo. Tus. “Cali…dhowaan1. ld dhawaansho, dhowaad, dhowaan, dhowaansho. eeg dhow. 2.…dhowaandhaladFikrad, qalab iwm hore u jiri jirin oo waqti dhow soo baxay.…dhowaansho/dh eeg dhowow. ld dhowaan.dhowaansooggalQof meel uu ku cusub yahay jooga. ld dhawaansooggal.dhoweynld dhaweyn.dhoweysashold dhaweysad, dhaweysasho, dhaweysi, dhoweysad.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms