Qaamuuska Asalka
dhowaansho
MagacLafdheeri
Macnaha
/dh eeg dhowow. ld dhowaan.
Erayo la-mid ah
dhowWax aan fogayn ahaansho.dhowaad1. Ku dh.: qiyaac aad ugu dhow, wax laga hadlayo. Tus. “Cali…dhowaan1. ld dhawaansho, dhowaad, dhowaan, dhowaansho. eeg dhow. 2.…dhowaandhaladFikrad, qalab iwm hore u jiri jirin oo waqti dhow soo baxay.…dhowaansooggalQof meel uu ku cusub yahay jooga. ld dhawaansooggal.dhowee/mg2 (-weeyay, -weysay) 1. (f.g)Wax, wax kale ag geyn. 2. (f…dhoweynld dhaweyn.dhoweysashold dhaweysad, dhaweysasho, dhaweysi, dhoweysad.

