Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dhow

(-waa, -wayd)
Falmg4

Macnaha

Wax aan fogayn ahaansho.

Erayo la-mid ah

dhowaad1. Ku dh.: qiyaac aad ugu dhow, wax laga hadlayo. Tus. “Cali…dhowaan1. ld dhawaansho, dhowaad, dhowaan, dhowaansho. eeg dhow. 2.…dhowaandhaladFikrad, qalab iwm hore u jiri jirin oo waqti dhow soo baxay.…dhowaansho/dh eeg dhowow. ld dhowaan.dhowaansooggalQof meel uu ku cusub yahay jooga. ld dhawaansooggal.dhowee/mg2 (-weeyay, -weysay) 1. (f.g)Wax, wax kale ag geyn. 2. (f…dhoweynld dhaweyn.dhoweysashold dhaweysad, dhaweysasho, dhaweysi, dhoweysad.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms