Qaamuuska Asalka
dhisan
(-smay, -santay; -smi)Falmg1
Macnaha
1. Aqal, dugsi iwm wax la sameeyey noqosho. 2. Xubno dowladeed oo cusub wax la magcaabay noqosho. 3. Qoys cusub wax la aasaasay noqosho. 4. Harag qoyan oo la togay wax la engejiyay noqosho. 5. Wax jira oo tiirar adag leh noqosho.
Erayo la-mid ah
dhis/dh Qoryaha, sarabka iwm ee guryaha qaarkood lagu dhiso.dhis1. Dh. ah: harag iwm la togay. 2. ld dhigid.dhis1. Aqal, dugsi, iwm samayn. 2. Xubno dowlad cusub magcaabid.…dhisaalXirmooyin, dhis, sisin, iwm. meel ku ururin.dhisaalDh. ah: xirmooyin dhis, sisin iwm oo meel ku urursan.dhisaalanWax meel lagu ururiyey ahaansho (xirmooyin dhis, sisin iwm).dhisaalnaanld dhisaalnaansho.dhisaalnaansho/dh ld dhisaalnaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
