Qaamuuska Asalka
dhis
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Dh. ah: harag iwm la togay. 2. ld dhigid.
Erayo la-mid ah
dhisaalDh. ah: xirmooyin dhis, sisin iwm oo meel ku urursan.dhisaalXirmooyin, dhis, sisin, iwm. meel ku ururin.dhisaalanWax meel lagu ururiyey ahaansho (xirmooyin dhis, sisin iwm).dhisaalnaanld dhisaalnaansho.dhisaalnaansho/dh ld dhisaalnaan.dhisaaloDhisaal sameysasho (qof).dhisan1. Aqal, dugsi iwm wax la sameeyey noqosho. 2. Xubno dowlade…dhisan1. Aqal, dugsi iwm wax ka sameeyey ahaansho. 2. Xubno dawlad…
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
