Qaamuuska Asalka
dhisaal
MagacLafdheeri
Macnaha
Dh. ah: xirmooyin dhis, sisin iwm oo meel ku urursan.
Erayo la-mid ah
dhis1. Dh. ah: harag iwm la togay. 2. ld dhigid.dhis/dh Qoryaha, sarabka iwm ee guryaha qaarkood lagu dhiso.dhis1. Aqal, dugsi, iwm samayn. 2. Xubno dowlad cusub magcaabid.…dhisaalanWax meel lagu ururiyey ahaansho (xirmooyin dhis, sisin iwm).dhisaalnaanld dhisaalnaansho.dhisaalnaansho/dh ld dhisaalnaan.dhisaaloDhisaal sameysasho (qof).dhisan1. Aqal, dugsi iwm wax la sameeyey noqosho. 2. Xubno dowlade…

