Qaamuuska Asalka
dhisaalan
(-lnaa, -lnayd)Falmg4
Macnaha
Wax meel lagu ururiyey ahaansho (xirmooyin dhis, sisin iwm).
Erayo la-mid ah
dhis/dh Qoryaha, sarabka iwm ee guryaha qaarkood lagu dhiso.dhis1. Dh. ah: harag iwm la togay. 2. ld dhigid.dhis1. Aqal, dugsi, iwm samayn. 2. Xubno dowlad cusub magcaabid.…dhisaalXirmooyin, dhis, sisin, iwm. meel ku ururin.dhisaalDh. ah: xirmooyin dhis, sisin iwm oo meel ku urursan.dhisaalnaanld dhisaalnaansho.dhisaalnaansho/dh ld dhisaalnaan.dhisaaloDhisaal sameysasho (qof).

