Qaamuuska Asalka
dhirindhiri
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
1. Meel qodaxi ku jirto si tartiib ah uga saarid. 2. Arrin si siyaasad iyo degganaan leh ciriir uga saarid.
Erayo la-mid ah
dhir1. Wadajirka geedaha, kuwa yaryar iyo kuwa waaweyn. 2. Geeda…dhir-abaareed(bot.) Geed qabatimay ku noolaanshaha gobol biyoyarood ah, s…dhiraysan1. Meel dhir lagu tallaaley ahaansho. 2. Wax dhir lagu daray…dhiraysnaanld dhiraysnaansho.dhiraysnaansho/dh ld dhiraysnaan.dhirbaaxaysnaansho/dh ld dhar-baaxaysnaan.dhiree1. Dhul aan dhir lahayn geedo ku tallaalid. 2. Geedo udgoon …dhirfi/mg2 (-iyay, -isay) 1. Is dh.: qof caraysan iska dhigid. 2. …

