Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dhirfi

FalGoobjoog

Macnaha

/mg2 (-iyay, -isay) 1. Is dh.: qof caraysan iska dhigid. 2. Ka dh.: cid ka xanaajin.

Erayo la-mid ah

dhir1. Wadajirka geedaha, kuwa yaryar iyo kuwa waaweyn. 2. Geeda…dhir-abaareed(bot.) Geed qabatimay ku noolaanshaha gobol biyoyarood ah, s…dhiraysan1. Meel dhir lagu tallaaley ahaansho. 2. Wax dhir lagu daray…dhiraysnaanld dhiraysnaansho.dhiraysnaansho/dh ld dhiraysnaan.dhirbaaxaysnaansho/dh ld dhar-baaxaysnaan.dhiree1. Dhul aan dhir lahayn geedo ku tallaalid. 2. Geedo udgoon …dhirfoonWax caraysan ahaansho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms