Qaamuuska Asalka
dhir
MagacDhexdhexaadUrursi
Macnaha
1. Wadajirka geedaha, kuwa yaryar iyo kuwa waaweyn. 2. Geedaha dhadhanka iyo udugga gaarka ah leh oo dadku cunnada, cabitaanka iwm ku darsado; dhir-magaalo.
Erayo la-mid ah
dhir-abaareed(bot.) Geed qabatimay ku noolaanshaha gobol biyoyarood ah, s…dhiraysan1. Meel dhir lagu tallaaley ahaansho. 2. Wax dhir lagu daray…dhiraysnaanld dhiraysnaansho.dhiraysnaansho/dh ld dhiraysnaan.dhirbaaxaysnaansho/dh ld dhar-baaxaysnaan.dhiree1. Dhul aan dhir lahayn geedo ku tallaalid. 2. Geedo udgoon …dhirfi/mg2 (-iyay, -isay) 1. Is dh.: qof caraysan iska dhigid. 2. …dhirfoonWax caraysan ahaansho.

