Qaamuuska Asalka
dhexroor
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Meesha dhexda ah ee laba maro la isaga tolo. 2. Labalaabka gacanka. 3. Dhidib. 4. ld dhexroorid.
Erayo la-mid ah
dhex1. Laba wax ama laba meelood kala barkood; bartan. 2. Inta u…dhex-aalDhexjoogid.dhex-xirXarig yar, dhuuban, ka samaysan dun, mayrax iwm oo haweenka …dhex-xulWax dhexmarid.dhexaads. Dhexda ku abbaaran; dhexe.dhexbeegidHabka laga qiyaaso qiimaha fansaar iyada oo la adeegsanayo q…dhexboodboodDad ama waxyaabo dhexdooda ku boodboodid.dhexdegBartamaha tuulada ku noolaansho.

