Qaamuuska Asalka
dhexbeegid
(xis.)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Habka laga qiyaaso qiimaha fansaar iyada oo la adeegsanayo qiimayaal la yaqaan ee ku yaalla labada dhinac ee fansaarka.
Erayo la-mid ah
dhex1. Laba wax ama laba meelood kala barkood; bartan. 2. Inta u…dhex-aalDhexjoogid.dhex-xirXarig yar, dhuuban, ka samaysan dun, mayrax iwm oo haweenka …dhex-xulWax dhexmarid.dhexaads. Dhexda ku abbaaran; dhexe.dhexboodboodDad ama waxyaabo dhexdooda ku boodboodid.dhexdegBartamaha tuulada ku noolaansho.dhexdegidld dhegdeg¹.

