Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dhex

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Laba wax ama laba meelood kala barkood; bartan. 2. Inta u dhexeysa qaarka hore iyo qaarka dambe (nafley); sabar.

Erayo la-mid ah

dhex-aalDhexjoogid.dhex-xirXarig yar, dhuuban, ka samaysan dun, mayrax iwm oo haweenka …dhex-xulWax dhexmarid.dhexaads. Dhexda ku abbaaran; dhexe.dhexbeegidHabka laga qiyaaso qiimaha fansaar iyada oo la adeegsanayo q…dhexboodboodDad ama waxyaabo dhexdooda ku boodboodid.dhexdegBartamaha tuulada ku noolaansho.dhexdegidld dhegdeg¹.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms