Qaamuuska Asalka
dhex-xir
MagacLafdheeri
Macnaha
Xarig yar, dhuuban, ka samaysan dun, mayrax iwm oo haweenka dhexda ku xirtaan.
Erayo la-mid ah
dhex1. Laba wax ama laba meelood kala barkood; bartan. 2. Inta u…dhex-aalDhexjoogid.dhex-xulWax dhexmarid.dhexaads. Dhexda ku abbaaran; dhexe.dhexbeegidHabka laga qiyaaso qiimaha fansaar iyada oo la adeegsanayo q…dhexboodboodDad ama waxyaabo dhexdooda ku boodboodid.dhexdegBartamaha tuulada ku noolaansho.dhexdegidld dhegdeg¹.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
