Qaamuuska Asalka
dharab-barafeed
(fiis.)MagacLafdheeri
Macnaha
Dahaar baraf siman ah, oo mararka qaarkood leh dhumuc door ah, kaas oo ku dul samaysma walxaha roobku kula da'ayo jawi heerkulkiisu uu ka hooseeyo barta barafowga. Dharab baraf waxa kale ee uu samaysmaa marka dabayl diiran oo qoyan ay ka dhacdo meel qabow daran ka jiro, taas oo keenta in qoyaankii dabayshu ay sidday uu ku dul fadhiisto waxyaabaha heerkulka dushoodu uu ka hooseeyo barta fadhiisiga.
Erayo la-mid ah
dhar1. Caleen, ubax iwm nafaqo ama biyo la'aan awgeed la duubmid…dhar1. Nooc huga ka mid ah, cudbi, dhogor, xariir iwm ka samaysa…dharaar1. Maliin. 2. Qado. 3. Meel aqalka ka mid ah, si gaar ah loo…dharaarad1. Qado. 2. ld dharaarasho.dharaarashold dharaarad (2).dharaariCid qado siin.dharaarinDuleed.dharaarmaal1. Maalidda xoolaha maalin weyn la maalo. 2. D. ah: qof si t…

