Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dharaar

(-ro, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Maliin. 2. Qado. 3. Meel aqalka ka mid ah, si gaar ah loo goglay, oo ilmaha dhashay la seexiyo.

Erayo la-mid ah

dhar1. Caleen, ubax iwm nafaqo ama biyo la'aan awgeed la duubmid…dhar1. Nooc huga ka mid ah, cudbi, dhogor, xariir iwm ka samaysa…dharaarad1. Qado. 2. ld dharaarasho.dharaarashold dharaarad (2).dharaariCid qado siin.dharaarinDuleed.dharaarmaal1. Xoolo maalin weyn lisid. 2. Xoolo si tuugannimo ah maalin…dharaarmaal1. Maalidda xoolaha maalin weyn la maalo. 2. D. ah: qof si t…
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms