Qaamuuska Asalka
dharaari
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Cid qado siin.
Erayo la-mid ah
dhar1. Caleen, ubax iwm nafaqo ama biyo la'aan awgeed la duubmid…dhar1. Nooc huga ka mid ah, cudbi, dhogor, xariir iwm ka samaysa…dharaar1. Maliin. 2. Qado. 3. Meel aqalka ka mid ah, si gaar ah loo…dharaarad1. Qado. 2. ld dharaarasho.dharaarashold dharaarad (2).dharaarinDuleed.dharaarmaal1. Xoolo maalin weyn lisid. 2. Xoolo si tuugannimo ah maalin…dharaarmaal1. Maalidda xoolaha maalin weyn la maalo. 2. D. ah: qof si t…

