Qaamuuska Asalka
dhar
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Nooc huga ka mid ah, cudbi, dhogor, xariir iwm ka samaysan oo dad ku xirto ama huwado. 2. Lebbis.
Erayo la-mid ah
dharaar1. Maliin. 2. Qado. 3. Meel aqalka ka mid ah, si gaar ah loo…dharaarad1. Qado. 2. ld dharaarasho.dharaarashold dharaarad (2).dharaariCid qado siin.dharaarinDuleed.dharaarmaal1. Xoolo maalin weyn lisid. 2. Xoolo si tuugannimo ah maalin…dharaarmaal1. Maalidda xoolaha maalin weyn la maalo. 2. D. ah: qof si t…dharaarmaalidld dharaarmaal¹ (3).
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
