Qaamuuska Asalka
dhanballan-bu'eed
(kiim.)MagacLafdheeri
Macnaha
Falgal bu'eed oo bu'culus (sida yuraaniyam) ay u kala jabto labo qaybood (maxsuul dhanballan), taas oo sababta bixiinta labo ama saddex niyuutaroon, iyo xaddi tamar oo u dhiganta faraqa u dhexeeya cufka neg ee niyuutaroonnada iyo maxsuulka dhanballanka iyo cuf neg ee bu'da asalka ah.
Erayo la-mid ah
dhan1. Dhinac, gees. 2. Erey lagu isticmaalo ereyada lammane ah …dhanWax aan wax ka dhinnayn ahaansho.dhanCaano cabbid.dhan-dabaggaalleDhalaal hirar ah, biyo la moodo oo samaysma marka kulka bada…dhanaanDhadhan aan macaanayn, kharaarayn, carrabku uusan jeclaysan …dhanaanWax dhadhan cusbo yeelasho.dhanaanWax dhadhan cusbo leh noqosho.dhanaanaanld dhanaanaansho.

