Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dhan

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Dhinac, gees. 2. Erey lagu isticmaalo ereyada lammane ah oo cabbidda micneeya. Tus. “Caana dh.”.

Erayo la-mid ah

dhan-dabaggaalleDhalaal hirar ah, biyo la moodo oo samaysma marka kulka bada…dhanaanWax dhadhan cusbo yeelasho.dhanaanWax dhadhan cusbo leh noqosho.dhanaanDhadhan aan macaanayn, kharaarayn, carrabku uusan jeclaysan …dhanaanaanld dhanaanaansho.dhanaanaansho/dh eeg dhanaanow. ld dhanaanaan.dhanaaniWax dhanaan ka dhigid.dhanaanisWax yar oo wax lagu dhanaansado. ld dhanaanin.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms