Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dhan-dabaggaalle

MagacLafdheeri

Macnaha

Dhalaal hirar ah, biyo la moodo oo samaysma marka kulka badan ee qorraxdu dhulka ku dhaco; wirwir; dhalanteed.

Erayo la-mid ah

dhanWax aan wax ka dhinnayn ahaansho.dhan1. Dhinac, gees. 2. Erey lagu isticmaalo ereyada lammane ah …dhanCaano cabbid.dhanaanDhadhan aan macaanayn, kharaarayn, carrabku uusan jeclaysan …dhanaanWax dhadhan cusbo leh noqosho.dhanaanWax dhadhan cusbo yeelasho.dhanaanaanld dhanaanaansho.dhanaanaansho/dh eeg dhanaanow. ld dhanaanaan.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms