Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dhanaan

MagacLafdheeri

Macnaha

Dhadhan aan macaanayn, kharaarayn, carrabku uusan jeclaysan oo laga helo cusbada, liinta iwm.

Erayo la-mid ah

dhan1. Dhinac, gees. 2. Erey lagu isticmaalo ereyada lammane ah …dhanCaano cabbid.dhanWax aan wax ka dhinnayn ahaansho.dhan-dabaggaalleDhalaal hirar ah, biyo la moodo oo samaysma marka kulka bada…dhanaanaanld dhanaanaansho.dhanaanaansho/dh eeg dhanaanow. ld dhanaanaan.dhanaaniWax dhanaan ka dhigid.dhanaanisWax yar oo wax lagu dhanaansado. ld dhanaanin.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms