Qaamuuska Asalka
dhakool
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Qof, wax meel cidla' ah taagan ama ka dhisan. 2. ld dhakoolid.
Erayo la-mid ah
dhakaacQayb lafdhabarta ah.dhakaaciQosol ka dh.: aad u qoslid.dhakaar1. Madaxa. 2. Dhafoor.dhakaaryeeCid dhakaarka ka garaacid.dhakaaryoGaraacidda qof dhakaarka laga garaaco.dhakabDh. dheh: si fiican u qabo; dhabdheh.dhakafaarKu dh.: yaab weyn la kulmid. ld dheg-kafaar², dhekafaar².dhakafaar1. Yaab aad u weyn. 2. ld dhakafaarid.

