Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dhakab

MagacDhexdhexaadshr

Macnaha

Dh. dheh: si fiican u qabo; dhabdheh.

Erayo la-mid ah

dhakaacQayb lafdhabarta ah.dhakaaciQosol ka dh.: aad u qoslid.dhakaar1. Madaxa. 2. Dhafoor.dhakaaryeeCid dhakaarka ka garaacid.dhakaaryoGaraacidda qof dhakaarka laga garaaco.dhakafaarKu dh.: yaab weyn la kulmid. ld dheg-kafaar², dhekafaar².dhakafaar1. Yaab aad u weyn. 2. ld dhakafaarid.dhakafaariCid, dhakafaar badid. ld dheg-kafaari, dhekafaari.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms