Qaamuuska Asalka
dhakaar
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Madaxa. 2. Dhafoor.
Erayo la-mid ah
dhakaacQayb lafdhabarta ah.dhakaaciQosol ka dh.: aad u qoslid.dhakaaryeeCid dhakaarka ka garaacid.dhakaaryoGaraacidda qof dhakaarka laga garaaco.dhakabDh. dheh: si fiican u qabo; dhabdheh.dhakafaarKu dh.: yaab weyn la kulmid. ld dheg-kafaar², dhekafaar².dhakafaar1. Yaab aad u weyn. 2. ld dhakafaarid.dhakafaariCid, dhakafaar badid. ld dheg-kafaari, dhekafaari.

