Qaamuuska Asalka
dhakafaar
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Yaab aad u weyn. 2. ld dhakafaarid.
Erayo la-mid ah
dhakaacQayb lafdhabarta ah.dhakaaciQosol ka dh.: aad u qoslid.dhakaar1. Madaxa. 2. Dhafoor.dhakaaryeeCid dhakaarka ka garaacid.dhakaaryoGaraacidda qof dhakaarka laga garaaco.dhakabDh. dheh: si fiican u qabo; dhabdheh.dhakafaariCid, dhakafaar badid. ld dheg-kafaari, dhekafaari.dhakafaaridld dhakafaar¹ (2), dhakafaaris², dhegkafaar¹, dhe

