Qaamuuska Asalka
dhadhaab-saleed
(-dyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(jool.) Dhagax adag amase waxyaalaha kale ee dabacsan ee ka hooseeya ciidda dhulka dushiisa. Mararka qaarkood dhagaxaas adag, boqolaal mitiir buu ka hooseeyaa dhulka dushiisa, hase ahaatee inta badan waxaa laga helaa meelo ka gun gaaban. Meelaha janjeerkood u ama tiiradoodu aad u sarrayso, dhadhaabo saleedku waa qaawanyahay oo ma laha ciid daboosha.
Erayo la-mid ah
dhad1. ld dhar 2. Caleen, ubax iwm nafaqo ama biyo la'aan awgeed…dhadaambiHor iyo gadaal u socosho. ld dharaambi².dhadaambiyidld dhadaambi¹, dharaambi¹, dharaambiyid.dhaddigee/mg2 (-geeyay, -geysay) ld dheddigee.dhadhaab1. Meel leh dhagax fidsan oo is haysta. 2. Meel maydka lagu …dhadhaab(jool.) Walax adag ee qolofta dhulku ay si weyn uga samaysan…dhadhaabJaad geedaha ka mid ah oo xididkiisa laysku daweeyo.dhadhaab-habe(jool.) Dhadhaabaha iyagoo dulal leh awgeed, biyaha u oggola…

