Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dhadaambiyid

MagacFalDhexdhexaad

Macnaha

ld dhadaambi¹, dharaambi¹, dharaambiyid.

Erayo la-mid ah

dhad1. ld dhar 2. Caleen, ubax iwm nafaqo ama biyo la'aan awgeed…dhadaambiHor iyo gadaal u socosho. ld dharaambi².dhaddigee/mg2 (-geeyay, -geysay) ld dheddigee.dhadhaabJaad geedaha ka mid ah oo xididkiisa laysku daweeyo.dhadhaab1. Meel leh dhagax fidsan oo is haysta. 2. Meel maydka lagu …dhadhaab(jool.) Walax adag ee qolofta dhulku ay si weyn uga samaysan…dhadhaab-habe(jool.) Dhadhaabaha iyagoo dulal leh awgeed, biyaha u oggola…dhadhaab-lakabeed(jool.) Dhaqxaan u tuulmay dhadhaab salceedyo, badanaa lakab…
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms