Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dhadhaab-habe

(-ayaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

(jool.) Dhadhaabaha iyagoo dulal leh awgeed, biyaha u oggolaada, tusaale biyaha roobka, inay dhex galaan dabadeedna ka dhex dusaan; tusaale fiican waxaa u ah dhadhaabaha noocaan ah dhagax la yiraahdo dhagax bataax.

Erayo la-mid ah

dhad1. ld dhar 2. Caleen, ubax iwm nafaqo ama biyo la'aan awgeed…dhadaambiHor iyo gadaal u socosho. ld dharaambi².dhadaambiyidld dhadaambi¹, dharaambi¹, dharaambiyid.dhaddigee/mg2 (-geeyay, -geysay) ld dheddigee.dhadhaab1. Meel leh dhagax fidsan oo is haysta. 2. Meel maydka lagu …dhadhaab(jool.) Walax adag ee qolofta dhulku ay si weyn uga samaysan…dhadhaabJaad geedaha ka mid ah oo xididkiisa laysku daweeyo.dhadhaab-lakabeed(jool.) Dhaqxaan u tuulmay dhadhaab salceedyo, badanaa lakab…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms