Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dhad

(-day, -dday)
Falmg1

Macnaha

1. ld dhar 2. Caleen, ubax iwm nafaqo ama biyo la'aan awgeed la duubmid. 2. Wax huur u ah noqosho (badar).

Erayo la-mid ah

dhadaambiHor iyo gadaal u socosho. ld dharaambi².dhadaambiyidld dhadaambi¹, dharaambi¹, dharaambiyid.dhaddigee/mg2 (-geeyay, -geysay) ld dheddigee.dhadhaabJaad geedaha ka mid ah oo xididkiisa laysku daweeyo.dhadhaab1. Meel leh dhagax fidsan oo is haysta. 2. Meel maydka lagu …dhadhaab(jool.) Walax adag ee qolofta dhulku ay si weyn uga samaysan…dhadhaab-habe(jool.) Dhadhaabaha iyagoo dulal leh awgeed, biyaha u oggola…dhadhaab-lakabeed(jool.) Dhaqxaan u tuulmay dhadhaab salceedyo, badanaa lakab…
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms