Qaamuuska Asalka
dhaafi
FalGoobjoog
Macnaha
/mg2 (-iyay, -isay) 1. (f.g) Wax meel ka gudbin. 2. (f.g) Wax, wax kale oo taagan ama ay isku dhinac u socdaan ka hormarin. 3. (f.g) Iyadoo sixir la adeegsanayo cid jirradeeda cid kale ku wareejin. 4. (f.g) Cid maaweelo waqti kaga lumin. 5. (f.mg) U dh.: cid wax, wax kale ugu beddelid.
Erayo la-mid ah
dhaabQof, bir, iwm dhulka xoog ugu mudid si uu u xajiyo dhismo iw…dhaab1. Qori, bir iwm oo dhul xoog ugu mudan si uu u xajiyo dhism…dhaabad1. Ballan. 2. Tix yar oo maanso iwm dhextaal u ah.dhaabadeeMaanso iyo wax la mid ah dhaabad u yeelid.dhaabadeynld dhaabadays.dhaabadeysanWax dhaabad loo yeelay ahaansho (arrin).dhaabadeysnaanld dhaabadeysnaansho.dhaabadeysnaansho/dh ld dhaaba-deysnaan.

