Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dhaab

(-bab, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Qori, bir iwm oo dhul xoog ugu mudan si uu u xajiyo dhismo iwm. 2. Daloolada xanjada ka sameysan ee shinnidu malabka ku keydsato; kabar.

Erayo la-mid ah

dhaabad1. Ballan. 2. Tix yar oo maanso iwm dhextaal u ah.dhaabadeeMaanso iyo wax la mid ah dhaabad u yeelid.dhaabadeynld dhaabadays.dhaabadeysanWax dhaabad loo yeelay ahaansho (arrin).dhaabadeysnaanld dhaabadeysnaansho.dhaabadeysnaansho/dh ld dhaaba-deysnaan.dhaabalo1. Qallaco awrta qooqani isu geysato kolkay dagaallamayaan; …dhaabanWax meel lagu dhaabay noqosho.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms