Qaamuuska Asalka
dhaabad
MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Ballan. 2. Tix yar oo maanso iwm dhextaal u ah.
Erayo la-mid ah
dhaabQof, bir, iwm dhulka xoog ugu mudid si uu u xajiyo dhismo iw…dhaab1. Qori, bir iwm oo dhul xoog ugu mudan si uu u xajiyo dhism…dhaabadeeMaanso iyo wax la mid ah dhaabad u yeelid.dhaabadeynld dhaabadays.dhaabadeysanWax dhaabad loo yeelay ahaansho (arrin).dhaabadeysnaanld dhaabadeysnaansho.dhaabadeysnaansho/dh ld dhaaba-deysnaan.dhaabalo1. Qallaco awrta qooqani isu geysato kolkay dagaallamayaan; …

