Qaamuuska Asalka
dhaabadeysan
(-snaa, -snayd)Falmg4
Macnaha
Wax dhaabad loo yeelay ahaansho (arrin).
Erayo la-mid ah
dhaabQof, bir, iwm dhulka xoog ugu mudid si uu u xajiyo dhismo iw…dhaab1. Qori, bir iwm oo dhul xoog ugu mudan si uu u xajiyo dhism…dhaabad1. Ballan. 2. Tix yar oo maanso iwm dhextaal u ah.dhaabadeeMaanso iyo wax la mid ah dhaabad u yeelid.dhaabadeynld dhaabadays.dhaabadeysnaanld dhaabadeysnaansho.dhaabadeysnaansho/dh ld dhaaba-deysnaan.dhaabalo1. Qallaco awrta qooqani isu geysato kolkay dagaallamayaan; …

