Qaamuuska Asalka
dayrsimo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Qof dayrsan ahaansho. 2. Roob xilliga dayrta horteeda da'a.
Erayo la-mid ah
dayrAfarta xilli ee sannadka u qaybsamo middood, roob leh una dh…dayradhaaf/dh (-fyo, m.dh) Waqtiga roobka dayrta ahi dhammaado oo dhax…dayrcadMidab cad oo geelu leeyahay.dayrdhalD. ah: neef geel ah oo xilli dayr ah dhalay.dayri/mg2 (-iyay, -isay) 1. (f.g) Aabbe, ilmo uu ka quustay gurig…dayrinld dayris, dayro (2).dayro1. D. ah.: ilmo waalidkiis ka quustay oo guriga laga eryey. …dayrqinNeef xilli dayreed rimay.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
