Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dayr

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Afarta xilli ee sannadka u qaybsamo middood, roob leh una dhexeeya diraacda iyo xagaaga.

Erayo la-mid ah

dayradhaaf/dh (-fyo, m.dh) Waqtiga roobka dayrta ahi dhammaado oo dhax…dayrcadMidab cad oo geelu leeyahay.dayrdhalD. ah: neef geel ah oo xilli dayr ah dhalay.dayri/mg2 (-iyay, -isay) 1. (f.g) Aabbe, ilmo uu ka quustay gurig…dayrinld dayris, dayro (2).dayro1. D. ah.: ilmo waalidkiis ka quustay oo guriga laga eryey. …dayrqinNeef xilli dayreed rimay.dayrsanWax la dayriyay ahaansho (ilmo).
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms