Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dayradhaaf

MagacLafdheeri

Macnaha

/dh (-fyo, m.dh) Waqtiga roobka dayrta ahi dhammaado oo dhaxantu bilaabato.

Erayo la-mid ah

dayrAfarta xilli ee sannadka u qaybsamo middood, roob leh una dh…dayrcadMidab cad oo geelu leeyahay.dayrdhalD. ah: neef geel ah oo xilli dayr ah dhalay.dayri/mg2 (-iyay, -isay) 1. (f.g) Aabbe, ilmo uu ka quustay gurig…dayrinld dayris, dayro (2).dayro1. D. ah.: ilmo waalidkiis ka quustay oo guriga laga eryey. …dayrqinNeef xilli dayreed rimay.dayrsanWax la dayriyay ahaansho (ilmo).
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms