Qaamuuska Asalka
dayri
FalGoobjoog
Macnaha
/mg2 (-iyay, -isay) 1. (f.g) Aabbe, ilmo uu ka quustay guriga ka cayrin. 2. (f.g) Nin, xaaskiisa, caruurtiisa iwm dhaqaale darrayn. 3. (f.mg) U d.: cid wax ay doonaysay, iyadoo marmarsiinyo been ah loo sheegayo in aan wax loo heli karayn u sheegid.
Erayo la-mid ah
dayrAfarta xilli ee sannadka u qaybsamo middood, roob leh una dh…dayradhaaf/dh (-fyo, m.dh) Waqtiga roobka dayrta ahi dhammaado oo dhax…dayrcadMidab cad oo geelu leeyahay.dayrdhalD. ah: neef geel ah oo xilli dayr ah dhalay.dayrinld dayris, dayro (2).dayro1. D. ah.: ilmo waalidkiis ka quustay oo guriga laga eryey. …dayrqinNeef xilli dayreed rimay.dayrsanWax la dayriyay ahaansho (ilmo).

