Qaamuuska Asalka
darandoorri
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Nooc ciyaarsiiska ka mid ah oo uu qofka taagani si aan kala go' lahayn cagaha dhulka ula dhaco. 2. D. ah: fal aan si kala go' lahayn u dhaca. 3. dl. darandoorriyid.
Erayo la-mid ah
daraafNuqul, bartilmaan.daraasaddiraaso.daraasoBaaridda ama u dhabbagelidda wax la rabo in xogtooda la ogaa…daraawiish1. Urur wadaaddood (dariiqo) oo shiikh u taliyo, nabaddiyo c…darab1. Toorrey, billaawe iwm daabkooda meesha ugu sarreysa ee qu…darab1. Wax diyaarin. 2. Weel aleelayn.darab1. Dhaqidda la dhaqo meelaha kaadida iyo saxaradu soo maraan…darabqaadashold darabdhaqasho.

