Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dar

(-rar, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Weel ka sameysan bir, qori, harag oo xoolaha biyo loogu shubo. 2. Dhisme dhagax iyo shamiinto ka samaysan oo xoolaha biyo loogu shubo. 3. In xoolo ah oo isku mar ka wada cabta. 4. D. ah: dadkii hore.

Erayo la-mid ah

dar-allafk. Run ahaan.daraafNuqul, bartilmaan.daraasaddiraaso.daraasoBaaridda ama u dhabbagelidda wax la rabo in xogtooda la ogaa…daraawiish1. Urur wadaaddood (dariiqo) oo shiikh u taliyo, nabaddiyo c…darab1. Dhaqidda la dhaqo meelaha kaadida iyo saxaradu soo maraan…darab1. Toorrey, billaawe iwm daabkooda meesha ugu sarreysa ee qu…darab1. Wax diyaarin. 2. Weel aleelayn.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms