Qaamuuska Asalka
danduul
(-llo, m.dh)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Weel bir ka samaysan oo marka ceelasha la qodayo dhoobada lagu qaado.
Erayo la-mid ah
dandaamiWax culus, iyadoo dhulka in yar laga hinjinayo la socosho. lā¦dandaaminld daddaamin.dandaansashold daddaansad, daddaansasho, dandaansad.dandaansoWax culus, iyadoo dhulka in yar laga hinjinayo qaadasho. ld ā¦dandarraysanWax dandarro hayso ahaansho.dandarraysnaanld dandarraysnaansho.dandarraysnaansho/dh ld dandarraysnaan.dandarreeNafley dandarro badid.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
