Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dandaami

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

Wax culus, iyadoo dhulka in yar laga hinjinayo la socosho. ld daddaami.

Erayo la-mid ah

dandaaminld daddaamin.dandaansashold daddaansad, daddaansasho, dandaansad.dandaansoWax culus, iyadoo dhulka in yar laga hinjinayo qaadasho. ld …dandarraysanWax dandarro hayso ahaansho.dandarraysnaanld dandarraysnaansho.dandarraysnaansho/dh ld dandarraysnaan.dandarreeNafley dandarro badid.dandarroDiif ka muuqata nafley oo ka timaadda nafaqo darro ama cudur…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms