Qaamuuska Asalka
dandaanso
(-saday, -satay)Falg3
Macnaha
Wax culus, iyadoo dhulka in yar laga hinjinayo qaadasho. ld daddaanso.
Erayo la-mid ah
dandaamiWax culus, iyadoo dhulka in yar laga hinjinayo la socosho. l…dandaaminld daddaamin.dandaansashold daddaansad, daddaansasho, dandaansad.dandarraysanWax dandarro hayso ahaansho.dandarraysnaanld dandarraysnaansho.dandarraysnaansho/dh ld dandarraysnaan.dandarreeNafley dandarro badid.dandarroDiif ka muuqata nafley oo ka timaadda nafaqo darro ama cudur…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
