Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dandarraysan

(-snaa, -snayd)
Falmg4

Macnaha

Wax dandarro hayso ahaansho.

Erayo la-mid ah

dandaamiWax culus, iyadoo dhulka in yar laga hinjinayo la socosho. l…dandaaminld daddaamin.dandaansashold daddaansad, daddaansasho, dandaansad.dandaansoWax culus, iyadoo dhulka in yar laga hinjinayo qaadasho. ld …dandarraysnaanld dandarraysnaansho.dandarraysnaansho/dh ld dandarraysnaan.dandarreeNafley dandarro badid.dandarroDiif ka muuqata nafley oo ka timaadda nafaqo darro ama cudur…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms