Qaamuuska Asalka
dameerfarow
MagacLafdheeri
Macnaha
Dameer weyn, banjoog ah oo leh midab diillimo caddaan iyo madow ah. ld farow.
Erayo la-mid ah
dameerLabka gammaan la rarto, ka yar faraska, leh dhegodhaadheer, …dameerDheddigga gammaan la rarto, ka yar faraska, leh dhego dhaadh…dameerabilayndameerabilee f.mg2 (-leeyay, -leysay) ld dameeradhaglee.dameeradhaglaynld dameerabilayn.dameeradhagleeQof wax uu niyadda ka jecel yahay is diidsiin. ld dameerabil…dameeradhuujiQof dameeradhuujo ku qabasho.dameeradhuujoTab legdenka ka mid ah oo qof qof kale labada lugood dhexda …dameerajoogeen1. Urur xiddiga ah. 2. ld dameerjoog.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
