Qaamuuska Asalka
dameeradhaglee
(-leeyay, -leysay)Falmg2
Macnaha
Qof wax uu niyadda ka jecel yahay is diidsiin. ld dameerabilee.
Erayo la-mid ah
dameerLabka gammaan la rarto, ka yar faraska, leh dhegodhaadheer, …dameerDheddigga gammaan la rarto, ka yar faraska, leh dhego dhaadh…dameerabilayndameerabilee f.mg2 (-leeyay, -leysay) ld dameeradhaglee.dameeradhaglaynld dameerabilayn.dameeradhuujiQof dameeradhuujo ku qabasho.dameeradhuujoTab legdenka ka mid ah oo qof qof kale labada lugood dhexda …dameerajoogeen1. Urur xiddiga ah. 2. ld dameerjoog.dameerdibadeed1. Farow. 2. Dameer duur joog ah oo aan dadku munaafacaadsan…

