Qaamuuska Asalka
dameeradhuuji
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Qof dameeradhuujo ku qabasho.
Erayo la-mid ah
dameerLabka gammaan la rarto, ka yar faraska, leh dhegodhaadheer, …dameerDheddigga gammaan la rarto, ka yar faraska, leh dhego dhaadh…dameerabilayndameerabilee f.mg2 (-leeyay, -leysay) ld dameeradhaglee.dameeradhaglaynld dameerabilayn.dameeradhagleeQof wax uu niyadda ka jecel yahay is diidsiin. ld dameerabil…dameeradhuujoTab legdenka ka mid ah oo qof qof kale labada lugood dhexda …dameerajoogeen1. Urur xiddiga ah. 2. ld dameerjoog.dameerdibadeed1. Farow. 2. Dameer duur joog ah oo aan dadku munaafacaadsan…

