Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dameer

(-rro, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Labka gammaan la rarto, ka yar faraska, leh dhegodhaadheer, guud gaaban iyo midab bey ah. ld dabeer¹, dammeer¹.

Erayo la-mid ah

dameerabilayndameerabilee f.mg2 (-leeyay, -leysay) ld dameeradhaglee.dameeradhaglaynld dameerabilayn.dameeradhagleeQof wax uu niyadda ka jecel yahay is diidsiin. ld dameerabil…dameeradhuujiQof dameeradhuujo ku qabasho.dameeradhuujoTab legdenka ka mid ah oo qof qof kale labada lugood dhexda …dameerajoogeen1. Urur xiddiga ah. 2. ld dameerjoog.dameerdibadeed1. Farow. 2. Dameer duur joog ah oo aan dadku munaafacaadsan…dameerfarowDameer weyn, banjoog ah oo leh midab diillimo caddaan iyo ma…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms